Duqeyn diyaaradeed oo xalay fiidkii ka dhacday deegaanka ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe

0
289

Arbaco, July, 25, 2018 (HOL)–Sida laga soo xigtay dadka deegaanka diyaarado dagaal xalay ayaa fiidkii duqeyn ka geystay deegaanka Qalimoow ee gobolka Shabeellaha dhexe oo galinkii danbe ee shalay ay la wareegeen xoogag ka tirsan Al-shabaab.




READ MORE FROM THE SOURCE: Duqeyn diyaaradeed oo xalay fiidkii ka dhacday deegaanka ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.