Duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe

0
289

Khamiis, July, 12, 2018 (HOL)–Wararka ka imanaya gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal duqeeyeen saldhig ururka Al-shabaab ay ku leeyihiin Tuulada Xasan Kuusow oo ka tirsan gobolkaasi.




READ MORE FROM THE SOURCE: Duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.