Duqeyn ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe & Faah faahin ka soo baxeysa

0
261

Duqeyntaan ayaa waxa ay dhacday shalay gelinkii dambe waxaana ay ka dhacday meel u dhow tuulada Qalimow oo 30km dhinaca Koofur uga beegan Magalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeellaah dhexe. Xillliga duqeynta dhaceysay ayaa dadka ku nool tuulada Qalimow waxa ay Dalsan u sheegeen in ay isaga baxeen Al-Shabaab oo shalay Gabaldhicii gudaha u galay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Duqeyn ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe & Faah faahin ka soo baxeysa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.