Duqeyn mar kale xalay ka dhacday gobolka Mudug

0
26

Arbaco, November, 21, 2018 (HOL) –Wararka ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay la maqlay dhawaqa duqeyn culus oo mar kale ay halkaa ka geysteen diyaarado dagaal.




SOURCE: Duqeyn mar kale xalay ka dhacday gobolka Mudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.