Duqii degmada Baladweyne oo sirasmi ah xilka looga qaaday

0
283

Maalmahaan waxaa Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ka taagneed xiisad ka dhalatay xilka qaadis uu guddoomiyaha Gobolka Hiiraan uu ku sameeyay Duqii degmada Baladweyne. Hayeeshee waxaa Maanta sirasmi ah duqa degmada Baladweyne xilka uga qaaday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiir Caadle […]




SOURCE: Duqii degmada Baladweyne oo sirasmi ah xilka looga qaaday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.