Eng Yariisoow”Haddii aad tahay Siyaasi Qas Wade ah lasoo Safo Al-shabaab Xag-xagasho lagaama Ogolaanayo”

0
461

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho ayaa Maanta aad u dhaliilsay Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay duqa muqdisho in dadka Mucaaradka ah laga doonayo inay la soo saftaan Al-Shabaab ama xag-xagashada ka dayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya. ”Haddii aad Tahay Siyaasi Qas Wade ah Lasoo Safo Al-shabaab Xag-xagasho lagaama Ogolaanayo”. […]




SOURCE: Eng Yariisoow”Haddii aad tahay Siyaasi Qas Wade ah lasoo Safo Al-shabaab Xag-xagasho lagaama Ogolaanayo”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.