Erdogan iyo labo madaxweyne oo kale oo yeelanaya shir xasaasi ah

0
591

Shir saddex geesoood ah oo looga arrinsanayo collaadda Suuriya ayaa la qorsheeyay in uu galinka dambe ee maanta ka billawdo dalka Iiraan. Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdugan, ayaa lagu wadaa in uu la kulmo madaxweyne yaasha Iiraan iyo Ruushka. Turkiga ayaa sii xoojiyay walaaca ay muujiyeenhay’adaha Qaramada Midoobay ee ah in dagaal dhanka dhulka ah […]




SOURCE: Erdogan iyo labo madaxweyne oo kale oo yeelanaya shir xasaasi ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.