Erdogan oo codsaday in loo soo gacan geliyo dadka looga shakisan yahay dilka Jamaal Khaashuqji

0
280

Axad, December, 02, 2018 (HOL)–Recep Tayyip Erdogan Madaxweynaha Turkiga, ayaa ka codsaday dowladda Sucuudi Carabiya inay usoo gacan geliso dadka ku sugan dalkaasi ee looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen dilka weriye Jamaal Khaashugji.




SOURCE: Erdogan oo codsaday in loo soo gacan geliyo dadka looga shakisan yahay dilka Jamaal Khaashuqji

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.