Eritrea oo dib u furaneysa safaaradeedii Addis Ababa

0
274

Isniin, July, 16, 2018 (HOL) – Waa isku soo dhawaayo iyo xiriir mar kale dib loo yagleelayo oo dhaxmara labada dowladood ee Itoobiya iyo Eritrea oo ka badan 20 sano ay dhax taallay colaad galaafatay nolasha dad badan oo ka soo kala jeeda labada dal, kaddib markii dib boorka looga jafay safaaraddii Eritrea e magaalada Addis Ababa.




READ MORE FROM THE SOURCE: Eritrea oo dib u furaneysa safaaradeedii Addis Ababa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.