Warbaahinta Dowladda Ethiopia ayaa shaacisay inay isbuucan bilaabayaan inay Gaaska Dabiiciga ka soo saaraan goobaha lagu magacaabo Deegaanadda Is-maamulka dadka Soomaalida ee deggan K/galbeed ee dalkaasi. Shirkadda ku hawlan soo=saarista Gaaska Dabiiciga waxay sheegeen inay sii wadi doonaan DHawsha Sahminta ee ay ka wadaan meel ku dhow Xuduudka Somalia, isla markaana bartamaha sannadka soo socda […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Ethiopia oo bilowday inay Gaaska Dabiiciga ka soo saaraan meel ku dhow Xuduudka Somalia