Wakaalladda Wararka FANA ee taabacsan Dowladda Ethiopia waxay maanta shaacisay in la magacaabay Danjirihii ugu horreeyey ee Ethiopia u fadhiisan doona dalka Eritrea. Danjirihii Ethiopia u joogi jirey dalka Ireland, Ridwaan Xuseen ayaa noqon doona Danjirihii ugu horreeyey ee Ethiopia u joogi doona Caasimadda dalka Eritrea ee Asmara. Ambassador Ridwaan Xuseen oo 47-jir waxa uu […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Ethiopia oo Danjirihii ugu horreeyey u magacowday dalka Eritrea.