Faah faahin: Askar ku geeriyootay qarax lala eegtay

0
138

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya lagula eegtay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose,qaraxaas oo la sheegay inay geystay khasaro dhimasho iyo dhaawac ah. Qaraxa oo ahaa miinada noocad hulka lagu aaso ah ayaa waxaa lala eegtay Kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo […]




SOURCE: Faah faahin: Askar ku geeriyootay qarax lala eegtay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.