Faah faahin:-Dil Caawa ka dhacay Xaafad ka tirsan Muqdisho

0
346

Maqribnimadii Caawa ayaa kooxo hubeysan waxa ay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ku dileyn Nin ka mid ahaa dadka ku nool xaafad ka tirsanaa degmadaas. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay Dalsan u sheegeen in Ninka lagu diley meel u dhow Baar ha i dhaafin ee degmada Waaberi,waxaana Magaciisa lagu sheegay Ibraahim Cabdi Barre (Kuusow). Weli macada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Faah faahin:-Dil Caawa ka dhacay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.