Faah Faahin:-Dil ka dhacay Duleedka Muqdisho

0
37

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado oo Maanta Duleedka Muqdisho ku toogtay Nin ka tirsanaa Ergadii Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Dilkan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay deegaanka Waydoow ee Duleedka Muqdisho,isla markaana loo geystay Nin ka tirsanaa Ergadii Doorashada ee Koonfur Galbeed. Marxuumka la dilay ayaa waxaa […]




SOURCE: Faah Faahin:-Dil ka dhacay Duleedka Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.