Faah faahin:- Qarax gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
227

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gaari oo daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho,qaraxa ayaa ka dhacay bar Koontorool oo ku taal Tiyaatarka qaranka kuna dhegan taalada Xaawo-taako. Dad goob googayaal ah ayaa dalsan u xaqiijiyay in qaraxu uu ka dhacay Koontoroolka lagu baaro gaadiidka aada madaxtooyada qwaxaana la […]




SOURCE: Faah faahin:- Qarax gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.