Faah faahin: Qarax Gaari oo ka dhacay Magalada Muqdisho

0
389

Faaha faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaari oo Caawa ka dhacay Magalada Muqdisho,kaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Qaraxa oo jugtiisa inta badan laga maqlay Magalada Muqdisho ayaa ahaa Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa,waxana uu ka dhacay Maqaaxi dhawaan la furey oo ku taalla dhabarka dambe ee Shineema Somalia  […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Faah faahin: Qarax Gaari oo ka dhacay Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.