Faah faahin:Dil Caawa ka dhacay Magalada Muqdisho

0
315

Dilkaan ayaa waxa uu ka dhacay degmada Xamar Jajab ee Gobolkan Banaadir,waxaana la sheegay in rag hubeysan ay dileen Nin Oday ah oo aad looga yaqaanay degmadaas. Goobjoogayaal ayaa waxa sheegayaan in ninka Odayga ah lagu dilay Suuqyaraha degmada Xamar Jajab  xilli uu ka soo baxay masjidka Xaaji Rajab ee degmada Xamar Jajab isla markaana […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Faah faahin:Dil Caawa ka dhacay Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.