Wakaalladda Wararka Jarmalka ee DPA ayaa soo werisay inay Milliteriga Yuhuudda 2 Gantaal la beegsadeen Diyaarad Xamuul oo laga leeyahay Iiraan, oo xilligaasi ku sugnayd Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Caasimadda dalka Syria ee Dimishiq. Ilo ka tirsan Kooxaha Mucaaradka Syria waxay u sheegeen Wakaalladda Wararka DPA inay Yuhuudda ay saqdii dhexe ee xalay 2 […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Faahfaahin: Yuhuudda oo weerartay Diyaarad laga lahaa Iiraan oo shixnad ku dejinaysay Garoonka Dimishiq.