Faa’idooyinka laga helo cunnidda faasuuliyada ama harakoowga

0
115

Waxaa laga yaabaa inaad ka aaminsan tahay faasuuliyada ama harakoowga iney tahay cunno kamid ah cunnooyinka caadiga laakin waa cunno ay ka buuxdo faa’idooyin caafimaad, sida kor uqaadidda garashada iyo xusuusta, ilaalinta caafimaadka wadnaha iyo hagaajinta dheefshiidka. Waa maxay faasuuliyad ama harakoow? Waa nooc kamid ah noocyada digirta waxeyna u kala baxdaa noocyo kala duwan, …

The post Faa’idooyinka laga helo cunnidda faasuuliyada ama harakoowga appeared first on Barocaafimaad.






READ MORE FROM THE SOURCE: Faa’idooyinka laga helo cunnidda faasuuliyada ama harakoowga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.