Faallo:Maxaa laga dhaxli doonaa Dagaalka muranka Shidaalka ee Somalia iyo Kenya?

0
442

Dowladihii talada dalka isaga dambeeyey waxay aad u sahashadeen Khatarta ka imaan karta Damaaciga Dowladda Kenya ee ku aadan Is-ballaarinta iyo sheegashada Xuduudaha Berriga iyo Badda Somalia. Derbiga laga dhisayo Xuduudka, sheegashadda xuduud-baddeedka Somalia iyo Tacadiyadda kale ee ay Askarta Kenya ku hayaan dadka Soomaalida ayaana loo aanaynaya waxa Dowladda Kenya ku dhiiri-gelinayo inay Dagaal […]




SOURCE: Faallo:Maxaa laga dhaxli doonaa Dagaalka muranka Shidaalka ee Somalia iyo Kenya?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.