Faarax Macalin “Madaxda Maamul Goboleedyada waa agoontii Tigreega waxaana u dambeyn doonto sida Cabdi Iley”

0
51

Siyaasiga faarax Macalin marna soo noqday hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday Madaxda Dowlad goboleedyada dalka Soomaaliya oo dhawaan sheegay inay hakiyeen xiriirkii wadashaqeyneyd ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Faarax Macalin ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka waxa uu ku sheegay in Madaxda Dowlad Goboleedyada ay yihiin sida […]




SOURCE: Faarax Macalin “Madaxda Maamul Goboleedyada waa agoontii Tigreega waxaana u dambeyn doonto sida Cabdi Iley”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.