(FALANQEYN) Muxuu noqon karaa xiriirka cusub ee Puntland iyo dowladda Federaalka?

0
514

Iyadoo maanta uu Siciid Cabdullaahi Deni ku guuleystay doorashada xilka madaxweynaha ee maamul goboleedka Puntland ayey dad badan isweydiinayaan sida uu noqon karo xiriirka ka dhaxeyn doona maamulkiisa iyo dowladda federaalka ee Soomaaliya. Puntland ayaa horay xubin muhiim ah uga ahayd golaha iskaashiga maamul goboleedyada Soomaaliya, oo khilaaf weyn uu kala dhexeeyo dowladda dhexe ee […]




SOURCE: (FALANQEYN) Muxuu noqon karaa xiriirka cusub ee Puntland iyo dowladda Federaalka?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.