Farmaajo : Al-shabaab iyo ISIS waxey u dhaqmaa gumeystihii oo kale

0
125

Axad, July, 01, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay Al-shabaab iyo Ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ah ee Daacish in ay dhibaatooyin badan ay ka waddaan Soomaaliya, kuwaasoo halis ku ah madaxbaanidda Soomaaliya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Farmaajo : Al-shabaab iyo ISIS waxey u dhaqmaa gumeystihii oo kale

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.