Sabti, June, 30, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno kamid ah dalladaha ururrada naafada kuwaas oo kaalin mug leh ka geystay u ololeynta xuquuqda dadka naafada ah.
READ MORE FROM THE SOURCE: Farmaajo : Baarlamaanka kaalintooda ha ka qaataan hergalinta Sharciga Naafada