Farmaajo " Barnaamijyada ay ansixiyeen Golaha Bangiga Adduunka waxa ay dhiirrigelin u yihiin qorsheyaasha dowladda ay higsanayso

0
88

Arbaco, September, 26, 2018 (HOL)–Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad celiyey Golaha Maamulka ee Bangiga Adduunka (WBG) iyo Hay’adda lacagta (IMF) sida wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen dowladda Soomaaliya iyo gacanta ay ka geysanayaan qorsheyaasha ku saabsan hirgelinta himilooyinka shacabka Soomaaliyeed.




SOURCE: Farmaajo ” Barnaamijyada ay ansixiyeen Golaha Bangiga Adduunka waxa ay dhiirrigelin u yihiin qorsheyaasha dowladda ay higsanayso

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.