Farmaajo : Golaha Shacabka waxaan uga mahad celinayaa ansixinta sharciyo dhowr ah oo muhiim u ah dalka

0
252

Talaado, Janaayo, 15, 2019 (HOL)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xiray Kalfadhiggii Afaraad ee Golaha Shacabka ayaa baarlamaanka uga mahad celiyay ansixinta sharciyo dhowr ah oo u muhiim u ah sida uu hadalka u dhigay dalka.




SOURCE: Farmaajo : Golaha Shacabka waxaan uga mahad celinayaa ansixinta sharciyo dhowr ah oo muhiim u ah dalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.