Farmaajo “Xorriyadda maanta waa mid lagu soo bixiyay dhiig iyo dhaqaale”

0
237

Isniin, June, 25. 2018 (HOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegatay maalintii xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka, islmarkaana dhul Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay calan Soomaaliyeed, u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.




READ MORE FROM THE SOURCE: Farmaajo “Xorriyadda maanta waa mid lagu soo bixiyay dhiig iyo dhaqaale”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.