FBI-da Maraykanka oo sheegtay inay qabteen Nin Muslim ah oo qarax geysan lahaa.

0
139

Hadal ka soo baxay Hay’adda FBI-da ayaa lagu sheegay inay qabteen Nin taageere u ah Ururka Al-qaacida, kaasi oo qorsheynayey inuu qarax geysto berrito oo ku beegan Malainta Xorriyadda Maraykanka, waa sida ay hadalka u dhigeen. Eedeysanaha oo magaciisa lagu sheegay Demetrius Nathaniel Pitts balse la sheegay inuu isticmaalo magaca C/raxiim Rafiiq ayaa la sheegay inuu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: FBI-da Maraykanka oo sheegtay inay qabteen Nin Muslim ah oo qarax geysan lahaa.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.