Feeryahankii Maxamed Cali Kalaay oo loogu magac daray Garoon Diyaaradeed

0
494

Maamulka magaalladda Louisville ee Gobalka Kentucky ee dalka Maraykanka waxay shalay ku dhawaaqeen  inay Feer-yahankii Maxamed Cali Kalaay ku sharfeen in loogu magac daro Garoon Gobaleedka Diyaaradaha ee Louisville. Maayarka magaalladdaasi, Greg Fischer oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ayaa sheegay inuu Maxamed Cali Kalaay jecel yihiin Balaayiin qof oo ku nool Caalamka iyo sida furan […]




SOURCE: Feeryahankii Maxamed Cali Kalaay oo loogu magac daray Garoon Diyaaradeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.