Faysal Cali Waraabe wuxuu sheegay in ka qayb galkooda shirkii Brussels uu ahaa inay u ololeeyaan mowqifka jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax banaanida ee Somaliland, wixii magaca Soomaaliya lagu bixinayana ay si toos ah qaybtooda uga helaan. “Xoolaha waan wada leenahay, tan Muqdisho lagu cuno waan wada leenahay, waxaanu jecelnahay iminka in la helo qorshihii […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Feysal Waraabe “Aniga iyo Cali Khaliif waa la kulanay Farmaajo waxaana kala hadalnay sida lacagaha loo qeybsan lahaa”