FRED OO KA HADLAY IN UU MAANTA TIJAABADA CAAFIMAAD U MARAYO MAN UNITED IYO INKALE.

0
239

xidiga sida wayn loola xiriirinayo kooxda Man united una ciyaara Shaktar ayaa waxaa uu ka hadlay waxa ka jira in uu maanta Tijaabada caafimaad u marayo Red Divels.

Fred oo xalay kasoo muuqday  kulankii saaxiibtimo ee xulkiisa qaranka Brazil  2/0 kaga adkaadeen Croatia ayaa dhamaadka kulankaasi kadib waxaa uu sheegay in uusan ka warqabin in uu Tijaabada Caafimaad maanta u marayo Man united.

 

Balse waxaa uu shegay in uu waydiin doono arintaasi wakiilkiisa gaarka ah.

dhanka kale waxaa uu intaa kusii daray  xidigan in uu diirada saarayo haatan koobka aduunka oo uusan ka fikirayn meelo kale.

waxaa lala xiriirinayaa in uu aad ugu dhaw yahay ku biirista Red Divels iyadoona Rajo badan laga qabo in uu dhawaan Tijaabada caafimaad u maro Qalinkana ku duugo Heshiis cusub.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.