Furashada xisbiyada siyaasada oo ka bilaabatay Puntland

0
14

Isniin, December, 16, 2019 (HOL)-Maalmo kadib markii guddiga doorashooyinka Puntland uu shaaciyay in la furan karo ururo siyaasadeed, ayaa maanta markii ugu horeysay waxaan isdiiwaan galiyay urur siyaasadeed lagu magacaabo Hoggaanshe.




SOURCE: Furashada xisbiyada siyaasada oo ka bilaabatay Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.