Gaalkacyo: Maamulka oo ballan-qaaday hub -ka dhigis

0
301

Khamiis, July, 12, 2018 (HOL) – Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland,Maxamuud Yaasin Axmed (Tumay) ayaa isagoo ka hadlayay munaasabad lugu qabtay xarunta gobolka Mudug wuxuu soo bandhigey qorshe cusub oo u sheegay in lugu doonayo siddii magaalada Gaalkacyo ay ku noqon lahayd magaalada ugu xasilloon dalka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Gaalkacyo: Maamulka oo ballan-qaaday hub -ka dhigis

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.