Caawa fiidkii ayaa qarax Gaari waxa uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee gobolka Banaadir gaar ahaan meel aan ka fogeyn Isgoyska Banaadir ee Magalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ,waxaana dad goobjoogayaal ah ay sheegeen in markii qaraxa uu dhacayay uu goobta mareyey gaari nooca raaxada ah,isla […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Gaari ay laheyd Marwada Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho lagu qarxiyey