Gaari lagala baxsaday Bangiga Soomaaliland iyo Saraakiil ka hadashay

0
67

Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in adabley hubeysan ay la baxsadeen gaari uu lahaa Bangiga Soomaaliland kaas oo yaallay Xarunta Bangiga ku leeyahay Magaalada Ceerigaabo. Gaariga oo noociisu yahay Toyota Hilux ayaa la sheegay in dableyda ay Xarunta Bangiga kala baxeen,isla markaan aan la ogeyn halka lala aaday Wararka qaar ayaa waxa ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Gaari lagala baxsaday Bangiga Soomaaliland iyo Saraakiil ka hadashay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.