GABA GABADA PREMIER LEAGE NATIIJO CEENKEE AH AYAA KASOO BAXDAY KULUMADA .

0
111

Kulamadii ugu dambeeyay Horyaalka Premier leage ayaa galabta la ciyaaray kooxda macity ayaa booqatay kooxda Southampton hase ahaate ciyaarta ayaa ahayd mid aad u kulal oo kooxda mancity loo diiday in fursado goolal ah ay hesho.

Labada kooxood waxaa ay soo bandhigeen kubad macaan oo xiiso leh Mancity waxaa ay maamulanaysay kubada balse shabaqa southamtom si wayn ayaa looga ilaalinayay.

Hal gool oo agoon ah ayaa daqiiqadihii ugu dambeeyay ciyaarta ay heshay kooxdan waxaana u saxiixay Gabriel Jesus isla daqiiqadii 90aad ayuu xidigan qaatay kaarka jaalaha ah ee Digniinta ah.

Sidoo kale ilaa 3 xidig oo kooxd Southhamptom ka tirsan ayaa Iyana waxaa ay qaateen sadex kaar oo digniin ah.

 

NATIIJOOYINKA KULAMADA KALE.

Burnley 1 – 2 AFC Bournemouth

Crystal Palace 2 – 0 West Bromwich Albion

Huddersfield Town 0 – 1 Arsenal

Liverpool 4 – 0 Brighton & Hove Albion

Manchester United 1 – 0 Watford

Newcastle United 3 – 0 Chelsea

Swansea City 1 – 2 Stoke City

Tottenham Hotspur 5 – 4 Leicester City

West Ham United 3 – 1 Everton

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.