Gabar 23 Jira oo Soomaali ah oo loo dhaariyey Xubin golaha Deegaanka ST Louis Park Minnesota.

0
136

Naadiya Maxamaed ayaa shalay Isniintii loo dhaariyey xilka xubin golaha deegaanka ah,waxayna noqonaysaa qofkii ugu da’da yaraa iyo qofkii u horeeyay ee Muslim ah, qofkii ugu horeeyay ee madow ah iyo qofkii u horeeyay ee Soomaali ah oo xubin ka mid ah noqda golaha deegaanka ee xaafada dacalka ku haysa Minneapolis ee St Louis Park,




SOURCE: Gabar 23 Jira oo Soomaali ah oo loo dhaariyey Xubin golaha Deegaanka ST Louis Park Minnesota.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.