Galmudug iyo Puntland oo ka hadlay Geerida Wasiirkii Dastuurka Somalia

0
84

Madaxweyneyaasha maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa si wada jir uga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil,kaasi oo Maanta ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Dubai ee Dalka Isugutaga Imaaraadka Carabta. War-saxaafadeedyo ka soo kala baxay Xafiisyada Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa Shacabka Soomaaliyeed […]




SOURCE: Galmudug iyo Puntland oo ka hadlay Geerida Wasiirkii Dastuurka Somalia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.