Galmudug oo deegaanadeeda ka mamnuucday jarista dhirta(Wareegto)

0
450

Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa lagu mamnuucay jarista dhirta iyo ka Ganacsiga ee deegaanada Galmudug,iyada oo digniin loogu diray dadka ku howlan jarista Dhirta. Waxaa lagu sheegay Wareegtada in laga bilaabo Maanta oo ay taariikhdu tahay 31/8/2018 cidii lagu arkaa,iyada oo ku howlan jarista dhuxusha iyo ka Ganacsiga tallaabo laga qaadi doono. […]




SOURCE: Galmudug oo deegaanadeeda ka mamnuucday jarista dhirta(Wareegto)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.