Galmudug oo ka tashatay Xaaf

0
119

Ninnaan dantiisa aqoon maro duug ah horteed ayuu dhammaaddaa, ayeey reer Mudugu Ku maahmaahaan

Xaaf waxa uu ku magacoownaa in uu madaxweyne ka yahay gobol iyo bar kala qoqoban, argagixisona wax ka haysato.

Waxaa u gacan-haatiyey rag mudadoodiii aaay dhammaatay oo ol-ole ku jira si aay dantooda ugu fushadaan. Waa uuna ka aqbalay.

Gobolka iyo barka labo degmo bes ayuu ka tagi karey, laakiin iskuma furna gaarina uma kala raaci Karin.

Dhanka kale, Waare ayeey arrintaan oo kale qabsatay laakiin ugu danbeyn dabtiisa ayuu ka raacday waa uuna cago dhigay.

Xaaf waxaa looga yeeray Garowe — gaari ayuuna ku tagey. Dadka qaar ayaa leh in uu waayey dhaqaale uu diyaarad ku kireysto laakiin kasoo qaad in uu isagu doortay taasi.

Su’aalashaan ha iiga jawaabo : Adi oo aan gaari gaari ku tagi karin hal degmo oo Galgaduud ku taal, maxaa aay ku dhacday in Mudug iyo Nugaal (dhowr degmo) ku marto gaari? Hadii taasii nabad tahay, maxaa adi iyo ninka dhulkaas maamula isku dan idinka dhigay?

Xaaf intuu danta Gaas ka shaqeynayey booskiisii Galmudug waa aay buuxsatay.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.