Galmudug oo shaacisay in Roob da’ay aheyn Afhayeenka Maamulkaas kana been sheegay

0
95

War Qoraal ah oo Caawa  ka soo baxay Agaasimaha Madaxtooyada Dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Aadan ayaa lagu beeniyey in Cabdullaahi Xaashi Faarax (Roob da’ay) uu yahay Afhayeenka Maamulka Galmudug. Warka qoraalka ayaa loo cugsaday warqad xilka qaadis Afhayeenka maamulka Galmudug taas oo soo baxday  2-Bishii May ee Sanadkaan taas oo lagu sheegayey in xilkii […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Galmudug oo shaacisay in Roob da’ay aheyn Afhayeenka Maamulkaas kana been sheegay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.