Ganacsade lagu dilay Magalada Gaalkacyo

0
472

Wararka naga soo gaaraya Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Nin Ganacsade ah lagu dilay Magaaladaas. Ganacsadaha la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Bashiir Goosato,waxana uu ka mid ah Ganacsatada ugu caansan deegaanada Dowlad Goboleedka Galmudug gaar ahaan Magalada Gaalkacyo. Dad ku sugan Gaalkacyo ayaa waxa ay Radio Dalsan […]




SOURCE: Ganacsade lagu dilay Magalada Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.