Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa

0
57

Talaado, April, 16, 2019 (HOL)–Wararka ka imanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in xalay koox burcad ah ku dishay magaalada King Willaims Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Mukhtaar Cumar.




SOURCE: Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.