Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Koonfur Africa

0
264

Talaado, June, 26. 2018 (HOL)-Wararka ka imanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in koox burcad ah ku dileen meel aan ka fogeyn goobtiisa ganacsi deegaan ku dhaw magaalada Derban ganacsade Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Sheekh Xusseen.




READ MORE FROM THE SOURCE: Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Koonfur Africa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.