Ganacsade xalay lagu dilay magaalada Boosaaso

0
49

Talaado, Feberaayo, 12, 2019 (HOL)-Rag hubaysan ayaa toogasho ku dilay nin ganacsade ah oo aad looga yaqaanay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, sida laga soo xigtay saraakiisha.




SOURCE: Ganacsade xalay lagu dilay magaalada Boosaaso

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.