Ganacsato Khasaaro kala kulmay Xuduudka weli xiran ee Somalia iyo Kenya

0
131

Kadib, markii ay Dowladda Kenya xirtay xuduudka ay la leedahay Somalia sannadkii 2014-kii waxay inta badan dadka ku nool Mandera rumeysnaayeen in ay Askarta Kenya si fudud uga guuleysan karaan Weeraradda ay Alshabaab ka geystaan gudaha dalkaasi. Laakiin, xiritaanka Xuduudka waxa uu saamayn ku yeeshay Dhaqdhaqaaqa dadka iyo Xamuulka isaga kala gudbi jirey labada dhinac […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ganacsato Khasaaro kala kulmay Xuduudka weli xiran ee Somalia iyo Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.