Garoowe: Musharrax Siciid Deni oo Daah-furay Buugga Aragtidiisa Siyaasadeed ee uu ku Hoggaaminayo Puntland

0
221

Sabti, December, 29, 2018 (HOL) – Musharrax Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharrax u taagan Xilka Madaxweynaha Puntland 8-da Jannaayo 2019ka ahna Musharraxa ayaa magaalada Garoowe Ku soo bandhigay Daah-furka Barnaamijkiisa Siyaasadeed oo ku hoggaamin doono Puntland 2019ka illaa 2023ka,haddii uu xilka ku guuleysto.




SOURCE: Garoowe: Musharrax Siciid Deni oo Daah-furay Buugga Aragtidiisa Siyaasadeed ee uu ku Hoggaaminayo Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.