Garoowe: Wasiirka Qorsheynta Federaalka oo u tartamaya kursi xildhibaan

0
19

Sabti, October, 06, 2018 (HOL)– Doorashada kursi ka bannaan golaha shacabka federaalka ayaa la filaya in Axadda lugu qabto magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,iyadoo uu kursiga u sharaxanyahay wasiir ka tirsan xukuumadda federaalka.




SOURCE: Garoowe: Wasiirka Qorsheynta Federaalka oo u tartamaya kursi xildhibaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.