Xiriirka K/cagta qaraadda Afrika ee “The Confederation of African Football (CAF)” waxay u magacaabeen Garsoorayaal Soomaali ah inay dhexdhexaadiyaan ciyaarta Kooxaha K/cagta ee Gormahia oo ka socota Kenya iyo Yanga SC oo ka socota dalka Tanzania. Ciyaartaasi oo ka tirsan Qeybta Group D ayaa waxaa la filayaa inay 7-da Fiidnimo ee habeen dambe ka dhacdo […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Garsoorayaal Soomaali ah oo loo xulay dhexdhexaadinta Tartan culus oo ka tirsan Koobka Afrika