Garsoore ka tirsan Maxkamad ku taalla Caasimadda dalka Talyaaniga ee Rome waxa uu laalay ayaa muddo 180 maalmood ku kordhiyey Hawlgalka Baaritaanka Cusub ee KiiskII lagu dilay Saxafiyad la oran jirey Ilaria Alpi iyo Sawir-qaade Miran Hrovsain, kuwaasi oo bishii Maarso 20-da ee sannadkii 1994-kii lagu dilay magaalladda Muqdisho. Wakaalladda Wararka Talyaaniga ee ANSA oo […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Garsoore amray in Baaritaan cusub lagu sameeyo Saxafiyiin 24-sanno ka hor lagu dilay Muqdisho